Madaxweyne Farmaajo io Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo kulmay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika  ayaa kulan la qaatay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo isna kamid ah Madaxda shirkaasi ka qeyb galeysa. Kulanka labada Masuul eesgeen ayaa looga hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka labada wadan iyo sidoo Soomaaliya iyo Itoobiya … Continue reading Madaxweyne Farmaajo io Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo kulmay (Daawo Sawirada)